Biden oo laalay Mid ka mid ah sharciyadii ugu adkaa ee uu soo saaray Trump

Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay wareegto uu hore u soo saaray madaxweynihii isaga ka horeeyay, taasoo hor istaagtay in badan oo ka mid ah dadkii soogalootiga ah ee dalban lahaa deganaashaha Mareykanka. Madaxweynihii hore Donald Trump ayaa mamnuucay soogalootiga, isagoo sheegay in loo baahan yahay in la ilaaliyo shaqaalaha Mareykanka, iyadoo shaqo la’an badani ay … Continue reading Biden oo laalay Mid ka mid ah sharciyadii ugu adkaa ee uu soo saaray Trump